KU SOO DHAWADA WALALAYAAL HOYGA CULUMA'UDIINKA SOOMAALIYEED

welcome
Make your own free website on Tripod.com
SU'AALO IYO JAWAABO
ISLAMIC LINKS
CONTUCT US
QURAN
FLASH
asalamucaleykum walalayal webkaan waa web aan ugu talo galay in aan training ku qaato.qaasatan designgareynta webpageyada ayaan daneynayaa inaan ku barto maadama aan arday ahay maalinkastaa waxbaan ku daraa ileen dhisma ayaan kuwadaa cidii wax i dhaanta weey ii sheegi kartaa qalqalooca lagu arko pagekeygaan., walalayaal run ahaantii waxaa mahad iska leh allaah marka labad waxaa run ahantii door weeyn ka qaatay iskuna taxalujiyay in ay somaliweyn kabaxan jaahilnimada rag naftoodu u huray oo ay kamidyiin walalkeen enginer maxamad cali aadan oo ah shaqsigii ugu horeeyay ee barnaamijkaan html ka ee aasaska u ah naqshadeynta websiteyada u gu turjumay afsomali walalihiisa ilaahey kheer haka siiyo ha uguna daro miisaankisa xAsanaatka ah amen waxaadna kabaran kartaan casharadas afsomaliga ah webkaan http://somalitalk.com/html maxaa yeelay walalayaal xasidnimadu mafiicna xadiiska nabigeena salalahu caleyhi wasalam wuxuu ahaa ( xasidnimadu wuxuu cunaa xasanatka sida ay naartu u cunto xatabka oo ah qoryaha dabka lagu shito marka walalyaal qof waliba ha iska ilaaliyo xasidnimada hana ku fikiro inuu allaah yahay kan daalacda quluubta marjicuna iyo masiiirku inuu xagiisa yahay qof walibow lajeclow waxaad lajeceshahay nafsada walalkaa wad liibaneysa lana necbanow walalkaa waxaad lanecbantahay nafsadada dadkana ula dhaqan sida aad adiga jeclan laheyd in laguula dhaqmo akhlaaqdaadana wanaaji intaad awoodo maxaa yeelay rasuulkeena wuxuu ahaa qof dabeecad wanagsan leh anagana waxaa laina faray inaan ku daysano macruufkana waxba haka baqiilin inta uu allaah ku baray xumaantana reeb intaad karikarto dikriga allahna badi maxaa yeelay waxaa tahay qof nasiib badan hadii aad dunidaan katagtid carabkaga oo ku qoyan xuska allaah waxaana kula dardaarmayaa qofkastoo aqriya qoraalkaan laba kalmadood carabkana ufudud miizanka allahna ku culus allahna uu jecelyahy waxana ay yihiin kalmadahaas qiimaha badan(subxaanalaah wabixamdihi, subxanalahilcadiim) marka walalyaal ugu dambeyntii waxaan isku dardaarmeynaa taqwada allah waqtikastaba allahna hanugu kulansiiyo jannadiisa firdawsa waa tan ugu sareysee nabiiganana muxamad ah salawatulahi caleyhi wasalam uu na amray in aan allah ka barino janadiisa wasalamucaleykum waraxmatulah wabarakatuh. halkaan waxaan idinku soo gudbidoonaa list ah waxyaabaha aad kaheli doontaan webkaan walalayaal. waxaa kamid ah waxayabaha aad kahelikartaan inta hoos ku xusan dhamaan insha'alah iyo flashyo.
cashar xisaab juqraafi taariiq saynis
maalinta isniin talaado jumuca axad
saacadaha 14:00 uk time 08:00 uk time 18:00 uk time 12:00 uk time
xagee paltalk live


go to top